Somali News  
    Heesta Somaliweyn: Hees  
 
 


Jaaliyad Biimaal ee gobolka Minnesota ayaa waxay cabaareynaysaa falkii ciidanka dowlada ku laayeen dad shacab ah oo masjid ku jiray

6 Juun 2009 SMC


 
Aqoonyahanada, Waxgaradka, Ganacsatada, iyo Siyaasiyiinta Jaaliyada Biimaal ee Dalka Mareekanka gaar ahaan gobolka Minnesota ayaa waxeey cambaareeynayaan falkii lagu xasuuqay june 2nd 2009 culamaa'udiinkii Masjidka Xoosh ee degmada Dhankeenleyn , iyadoo culamadaas la xasuuqay aay ka mid ahaayeen Imaamkii Misaajidka iyo Mu'adankii.
 
Sida Falka uu u dhacay ayaa waxay aheeyd iyagoo dadka la laayey aay ku guda jiraan salaadii duhur aay masjid soo galeen ciidanka dowlad kadibna aay ku amreen in aay saf galaan ilinka masjidka dabadeedna aay ooda oga qaadeen rasaas halkaasna aay ku nafwaayeen ilaa afar ruux halka dad tiro badana aay ku dhaawacmen.
 
Falkaan ayaa waxaa si bareer ah u fuliyey ciidanka dowlada ee la wareegay gacan ku haynta degmada oo markii hore aay ku sugnaayeen mucaaradka dowlada, iyadoo sida falka u dhacay aay aheed mid si bareer ah loo fuliyey, goob joogna aay ka haayeen shacabkii 
deganaa soonaha Masaajidka aayna ku qaracmeen in dad Masaajid ku cibaadaysanaya loogu galo kadib rasaas si bareer ah ooda looga qaado.
 
Jaaliyada Biimaal ee gobolka Minnesota ayaa waxay ugu baaqeysaa dowlada Sh. Shariif madaxda ka yahay ee sheegatay in aay sharci islaam wax ku maamulayso aay jawaab cad ka bixiso sababta ciidankeeda u laayeen dad shacab ah oo islaam ah iyo sharciga qabo ama u baneeyey ineey laayaan culimada masjid Xoosh iyo dadkii ku cibaadaysanaye Masjidka oo aay ka dhigeen wax aay laayaan iyo wax aay dhaawacaan.
 
Sidoo kale waxa aay jawaab cad uga bixin waayeen ilaa iminka oo laga joogo maalmo waa hadii aaysan raali ka aheen, amaba aay usoo qaban waayeen cidii falkaas geeysatay iyo saraakiishii amarkaas wax lagu laayey bixisay, sababtoo ah askari dowladeed waxaa la wada ogyahay inuu ku shaqeeyo oo kaliya amar taliye ama amar horjoohiisa uu bixiyey oo uusan isaga oo kaliya go'aan qaadan karin.
 
Ugu danbeytii Jaaliyada Biimaal ee gobolka Minnesota waxey codsanysaa in dowlada qaado talaabo cad oo lagu qisaasayo cidii falkaas waxashnimada ah ku fulisay shacabka degmada Dhankeenley iyo sidoo kale cidii amarka bixisay sida, saraakiisha iyo taliyeyaasha horkacaye ciidankaas Masjidka ku xasuuqay Culimaa'udiinka iyo dadkii Masjidka ku cibaadaysanaye iyadoo falkaan uu yahay mid aan horey uga dhicin dalka Soomaaliya labaatankii sano ee lasoo dhaafay waxaana la oran karaa inuu ahaa mid u jeedo kale laga lahaa.
 
Hadii aay dowlada arinkaan wax ka qaban weydo waxaa noo cad jaaliyad ahaan in dowladu aay tahay mid aan u adeegeen shacabka Soomaaliyeed oo aay ku sifoowday dhibaateynta shacbiga iyadoo markaas aan loo aqoonsan karin dowlad Soomaaliyeed.
 
 
Magacyada dadka sida wada jirka usoo saaray qoraalka:

G/K/Xigeenka Maxkamadii sare ee Soomaaliya

Sh. Xussen (guduudow)

Col. Cabdi Xussein ( cabdi kurud)

Ganacsade  Maxamuud Faras

Daahir Hussein (daahir yaroow)

Engineer C/llaahi Muudeey                      

Lawyer  C/naasir Maxamed

Dr. Cabdiwahaab Cumar

Kamaal Cabdi Geele

Xusseen Sh Cabdullahi

C/qaadir Sh. Cabdiraxman

Sh. Nuur Cawsey

Maxamed Cali Nuune

Prof: Ali Aadan Kheyr

Junayd Sh. Cabdirahman

Engineer Yuusuf Macalin Jaldhaa

Dr. Maxamud Cabdi Xussen

Siciid Sh. Maxamed

Eng Siciid Nuur Maxamed

Daa’uud Cali Cabdi

Sh. Cabdikariin Sh Cabdullahi

Maxamed Axmed

Cabdirizaq Sh. Maxamed

Xassan Cabdi kuruud

Cabaas Cabdi Xareed

Axmed Adan Jabane

usuf Macalin (Jaldhaa)

Dahir  Xussein (Daahir Yaroow)

Dr. Maxamud Cabdi Xussen

Siciid Sh. Maxamed

Eng Siciid Nuur Maxamed

Daa’uud Cali Cabdi

Sh. Cabdikariin Sh Cabdullahi

Maxamed Axmed

Cabdirizaq Sh. Maxamed

Xassan Cabdi kuruud

Cabaas Cabdi Xareed

Axmed Adan Jabane


Somaliweyn Media Center “SMC”

 
Arabic News
Today's News 24-Mar-2009

شيخ شريف ينفي طلب قوات إفريقية إضافية من السودان
(Read more) 24-Mar- 2009

السفن الحربية الروسية تتوجه الى خليج عدن فى اواخر مارس
(Read more) 24-Mar- 2009

Today's News 22-Mar-2009

المحاكم الإسلامية تكتشف مقابر جماعية في مدينة مقديشوا
(Read more) 22-Mar- 2009

الإرياني:هناك قوى لها مآرب سياسية من القرصنة والحشد العسكري قد يولد قرصنة تهدد العالم
(Read more) 22-Mar- 2009

الأبرش يبحث ووفد صومالي سبل تطوير العلاقات البرلمانية
(Read more) 22-Mar- 2009

القراصنة الصوماليون يطلقون سراح سفينة هندية
(Read more) 22-Mar- 2009

Today's News 19-Mar-2009

ابن لادن يحث الصوماليين علي الإطاحة بالرئيس الجديد
(Read more) 19-Mar- 2009

 افتتاح مركز تسجيل اللاجئين الصومال
(Read more) 19-Mar- 2009

Today's News 17-Mar-2009

وفاة 72 شخصا معظمهم من الاطفال بسبب اسهال حاد في الصومال
(Read more) 17-Mar- 2009

الأمم المتحدة ترحب بالإفراج عن موظفيها الذين اختطفوا في الصومال وتؤكد مواصلة عملياتها هناك
(Read more) 17-Mar- 2009

أعلن السفير الأثيوبي في موسكو أن سلطات أثيوبيا تواصل تقديم المساعدة لحكومة الصومال الانتقالية
(Read more) 17-Mar- 2009

مجموعة الإتصال الدولية تعقد إجتماعا في القاهرة لمكافحة القرصنة
(Read more) 17-Mar- 2009

Today's News 16-Mar-2009

مدينة مقديشو تشهد مظاهرات تندد بحكم المحكمة الدولية ضد الرئيس السوداني 
(Read more) 16-Mar- 2009

Today's News 14-Mar-2009

إصابة عمدة بلدية ودجر بعبوة ناسفة بالقرب من مطار مقديشوا الدولي 
(Read more) 14-Mar- 2009

جماعة أهل السنة تسيطر علي عدة بلدات في إقليم قلقذود بوسط الصومال
(Read more) 14-Mar- 2009

Today's News 12-Mar-2009

البرلمان الصومالي يفتتح أولي جلساته في مقره الجديد بمقديشوا 
(Read more) 12-Mar- 2009

البرلمان الصومالي يفتتح أولي جلساته في مقره الجديد
(Read more) 12-Mar- 2009

مخاوف من تجنيد أمريكيين صوماليين لتنفيذ هجمات إرهابية
(Read more) 12-Mar- 2009

الاتحاد الإفريقي يمدد بقاء قواته في الصومال
(Read more) 12-Mar- 2009

Today's News 11-Mar-2009

مقتل أربعة أفراد من  الشرطة الصومالية  بإنفجارعبوةناسفة  في مقديشوا صباح اليوم
(Read more) 11-Mar- 2009

مركز الجزيرة ينظم ندوة عن الصومال وملامح المرحلة القادمة
(Read more) 11-Mar- 2009

الناتو يوافق على تشكيل مهمة جديدة لمحاربة القرصنة
(Read more) 11-Mar- 2009

قوات حفظ السلام الافريقية تبقى في الصومال ثلاثة شهور إضافية
(Read more) 11-Mar- 2009

Today's News 10-Mar-2009

رئيس البرلمان شيخ أذن مذوبي ش يتسلم مقر البرلمان الصومالي المؤقت
(Read more) 10-Mar- 2009

الرئيس الصومالي يتوجه إلي أوغندا ضمن  زيارته  الإفريقية
(Read more) 10-Mar- 2009

Today's News 9-Mar-2009

سقوط طائرة عسكرية متجهة إلي الصومال في مدينة كمبالا مخلفتا عشرة قتلي
(Read more) 9-Mar- 2009

رئيس الجمهورية الصومالي   يلتقي مع نظيره الكيني في مدينة نيروبي في جولته  لعدة دول إفريقية
(Read more) 9-Mar- 2009

ليبيا: بيرلسكونى يدعو القذافى لحضور القمة المقبلة للدول الثماني الصناعية الكبرى.
(Read more) 9-Mar- 2009

الأمن الشخصي تغلب على الأمن القومي فأهملنا الصومال وتناسينا مخاطر القراصنة على قناة السويس.
(Read more) 9-Mar- 2009

ماهو سر ودوافع  إهتمام جريدة الشرق الأوسط بالقضية الصومالية في ظل إهمال وسائل الإعلام هذا الشأن :
(Read more) 9-Mar- 2009

English News
Today's News 24-Mar-2009
Somalia: Uganda deploys more peacekeepers in volatile Somalia (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: Al-Shabab bans Khat and cars with opaque glasses in Baidoa  (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: 10 died in a lorry accident 14 others wounded in central Somalia (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: Bula-Hawo district authority sends warning signal to Kenya (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: Foreign Minister Omaar notes deployment of foreign troops (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: Hizbul-Islam remarks upon the defect members (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: Somali owned 5 star hotel turned to ashes (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia not seeking Sudanese peacekeepers - president (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: AU Hails Somalia Milestone; Donor Conference Planned (Read more) 24-Mar- 2009

Today's News 23-Mar-2009
Somalia: Prominent Somali cleric detained in Puntland Tension High (Read more) 23-Mar- 2009

Hijab debate lifts veil on limits of Norway's tolerance (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: 18 students died in a road accident in Kenya 9 (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: Hisbul-Islam endorse the efforts of the clerics (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: Islamic Courts Union takes control of Shibis district (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: A Somali girl kidnapped by Somalis in Mogadishu (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: Sudanese president calls for support for new Somali gov't (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: Japan says pirates fire on ship off Somalia (Read more) 23-Mar- 2009

Today's News 22-Mar-2009
The skeletons of 5 people found in Mogadishu (Read more) 22-Mar- 2009

No deployment of Extra Troops Information Minister (Read more) 22-Mar- 2009

Statement by the UN Special Representative for Somalia Mr Ahmedou Ould-Abdallah  (Read more) 22-Mar- 2009

Somalia: “No single government soldier surrendered” governor (Read more) 22-Mar- 2009

Somalia: “Demanding for extra troops would jeopardize stability” Elder Diriye (Read more) 22-Mar- 2009

Somalia: Insecurity at Bulahubey a section of Wadjir district (Read more) 22-Mar- 2009

Somali: pirates free hijacked ship with 16 Indians (Read more) 22-Mar- 2009

Somalia: open meeting on Somalia (Read more) 22-Mar- 2009

Today's News 21-Mar-2009
Somali FM Says Peace and Security New Government's Top Priority (Read more) 21-Mar- 2009

Ecoterra – Somali Marine & Coastal Monitor - Part VI. The Latest Piracy News from Somalia, Kenya (Read more) 21-Mar- 2009

Today's News 19-Mar-2009
Somalia: World Food Program contractor gunned down in Mogadishu (Read more) 19-Mar- 2009

Somalia: UN debates bolstering African Union peacekeeping (Read more) 19-Mar- 2009

Somalia: UN chief says defeating piracy requires restoration of law in Somalia (Read more) 19-Mar- 2009

Today's News 18-Mar-2009
Somalia: Al-Shabab commander says 16 killed in daybreak battle (Read more) 18-Mar- 2009  

Somalia: Ferocious battle at Rabdhure district in Bakool region (Read more) 18-Mar- 2009  

Somalia: AU Peacekeepers wounded in twin blasts (Read more) 18-Mar- 2009

Somalia: ETN TV director is not arrested for his journalism line of work (Read more) 18-Mar- 2009

Swedish citizen senior leader of Somali terror alliance (Read more) 18-Mar- 2009

Today's News 17-Mar-2009
Somali Olympics committee to elect a new leadership this week (Read more) 17-Mar- 2009

Somalia: MPs condemned fighting at Galgadud region in central Somalia (Read more) 17-Mar- 2009

Somalia: 15 people died starvation in lower Shabelle region (Read more) 17-Mar- 2009

Somalia: Justice Minster meets with the administration of central jail (Read more) 17-Mar- 2009

Somalia: Former Somali officer surrenders to Al-Shabab (Read more) 17-Mar- 2009

Somalia: 4 kidnapped UN personnel released (Read more) 17-Mar- 2009

Abducted UN staff in Somalia released safely (Read more) 17-Mar- 2009

Today's News 16-Mar-2009
Statement from the United Nations in Somalia on abduction of UN staff in South Central Somalia (Read more) 16-Mar- 2009

Local teens look up to Somali hip-hop artist (Read more) 16-Mar- 2009

FSAU : Release of NEW monthly Climate Data Update (Read more) 16-Mar- 2009

Demonstration against the warrant arrest of Al-Bashir in Mogadishu (Read more) 16-Mar- 2009

Somalia: 4 UN officers kidnapped in at Wajid district in Bakool region (Read more) 16-Mar- 2009

 

Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia

Google
 
Web You Domainame
Somaliweyn Media Center (SMC)