Somali News  
    Heesta Somaliweyn: Hees  
 
 


X.Daahir oo Xabaalha Xamar Badiyay

6 Juun 2009 SMC

Maxeey soo kordhiyeen  X.Daahir iyo kooxdiisa dagaal doonka ah  & Al Shabaab   ?????   Waxaa markiiba kuu muuqanaya barakac,burbur iyo gumaad ku wajahan shacabka somalia ee ku dhaqan magaalada xamar xabaalo aaad u faro badan iyo barakac iyo burbur ayaa laga dhaxlay imaansha X.Daahir iyo Al Shabaab,inta la ogyahay waxaa barokacay in ka badan 50.000  caruur hooyooyin duqeey oo maati ah xamarna deganaa,waxaa la dhahaa inta aanad falin ka fiirso X.Daahir weli waxaa uu ku socdaa ka fiirsasho laáan ku wajahan xabaalaha oo sii badanayaa iyo burburka xad-dhaafka ah ee ku habsaday shacbkii ku dhaqanaa xamar,haddii xil lagu raadinayo in xabaalaha oo la badiyo lagu gaari karo mansab ama xil waxaa ila quman in aan dib u milicsano taariikhda mugdiga ah oo eey somalida soo martay,waxaa dalka sii joogi lahaa Maxed Faarax Ceeydiid,C/aahi Yusuf Axmed Nin meeli u cadahay meeli ka madaw ilama aha in X.Daahir uu sumcad ku dhex leeyahay umada somalia balse waxaa uu lumiyay fursad qaali aheeyd oo lagu badbaadin karay shacabka ku dhaqan xamar maantase waxaa uu ku dhex dabaalanayaa dhiiga xaqdarada lagu daadshay.Dagaal dabadii waa wada hadal maxaa dhalinyarada loo gumaadaya marba haddii wada hadal imaandoono ????? Qaranka somalia cidii hogaanka u qaban laheeyd waa mid ka imaanaya Somaliland, Puntaland iyo koonfur marba haddii talada aanan laguu dhaafeeyn maxaad xiligaan dhalin yarada ugu gumaadeeysaan dagaalka xaqdarada ah, Maxed Faarax Caydii iyo Cali Mahd gumaad dabadii C/aahi Yusuf oo Puntland ka yimd ayaa Villa Somalia fadhiistay suáasha jirtaa waxaa eey tahay sow ma mudneeyn wada hadal in eey xilka ugu dhiibaan ruux uun inta eeyan iska gumaadin shacbka,weli tii-baa socota alow sahal amuurah.
 
Dhaliisha ugu weeyn waxaan dusha ugu tuuraya maaha oo kaliya dowlada balse mucaaradka garan waayay badbaada dalka,diinta iyo dadka eey ka dhasheen doonayne in dagaalka in uu sii socdo, xisbul Islaam & al shabaab waxaa qumaneeyd walow eeyan hal hadaf kuwada socon maadaama laba magac eey kala wataan in eey ogolaadaan wada hadalka taageeraana nabada  ayaga oo hadafkoodu yahay in eey dowlada ku cadaadiyaan diidmada xiriirka Ethiopia iyo dowlada Islaamka ah iyo in eey noqdaan sidii xisbu Laah oo runtii ah xisbiga ugu weeyn dalka Lubnaan xaqiiqdiina sharaf iyo sumcada ku dhax leh dalka iyo caalamka carabta oo dhan, Xisbul laah waxaa uu ka mid yahay baarlamaanka dowlada Lubnaan waxaana uu dowlada ku dhex leeyahay wasiiro, xubnaha xisbu laah waa kuwa marwalba ku cadaadiya dowlada Lubnaan qaabka eey wax u rabaan balse aragtida Xisbu Islaam iyo Al shabaab ma ahaa mid dheer lehne badbaadinta dalka,diinta iyo dalka,aragtidooda guracan waa mid eey ku soo jiidanayaan in dalka uu gumeeysi gacanta u galo waxaan is weeydiiyaa cajalada ku duuban al-shabaab meesha eey ka gadmeeyso halka xisbul islaam uu yahay mid Nin iyo qabkiis waayo waxaa cadaatay in eeysan jirin hadaf cad oo eey ku kasban karaan kalsoonida shacabka iyo rabitaanka nabada ee shacabka.

Sheekh Shariif waxaan leeyahay Ethiopia waa cadowga ugu weeyn somalia lamana sheegin mel aan ku heshiinay balse waxaa eey xoog ku haysataa shacab Somalia oo aad ugu dulman dhulka Ilaah ku abuuray,waxaad ogaataa in sumcada dowlada Islaamka ee aad Amiirka ka tahay waxaa hoos u dhigaya sumcadeeda in eey ka mid tahay  markii aad garab iyo gaashaan ka doontateen Ethiopia waayo waxeey murti somali leedahay doqon ila dhashaa iiga roon diracyo Axmaaraad somali somalia baa leh, waxaa quman in aad dib ugu noqotaa nabada iyo wada hadalka mucaaradka waayo ayaga ayaa ku huran oo somalia ah,waan ognahay in eey diideen balse ogow diidmadaa waa mid sumcadooda eey hoos u rideeyso, Maquuste waxa looga guuleeystay waxaa eey aheeyd nabada ayaan rabnaa, waxaan kugu wargelinayaa in aadan dib noogu celin waxa aan ka soo gudubnay ee qabiilka ah balse in aan ka miro dhaliso shareecada Islaamka qaabkii lagu dhaqan gelinlahaa dalka somalia iyada ayaa na deeqda iyada ayaana ku heleeynaa nabada iyo wada noolaanshaha. Somaliada waxaa eey dhahdaa libaax nin ganay iyo nin galadayne og waxii aan soo marnay koleey waaad ka warqabtaa shacabka waa daalay dagaalna xal maaha, Dalkaan waxuu ka dhaxeeyaa somalia, yaanan qaab qabiil laguugu qasbin in aan ku difaacdidi qaranimada somalia,waayo xilka somalinimo waxaa uu u dhaxeeyaa difaacdeeda somali oo dhan maaha in Mudulood dhalin yaradiisa lugaha looga jaro sida Cali Mahd ku fuliyay dhalin yarada Mudulood.
Waxaá somali faro badan eey la yaaban yihiin xagee dhaanka loo wadaa, Ethiopia miyaa naloo maceeynayaa ,Ethiopia miyaa naga difaaceeysa xisbul islaam iyo al shabaab xagee caqligu jiraa, waxaan ka xumahay in weli eey nagu qasan tahay Ethiopia oo xaqiiqdii ah cadowga somalia ugu weeyn aduunkaan aan ku nool-nahay,waxaan aad ugu xumaaday markii shaqsiyaad xil ka haya dowlada islaamka ah in eey Ethiopia u magan noqdaan soona abaabulaan dagaal lagaga hortagayo somalida miirku ka maqan yahay ee garan waayay in eey nabad iyo wallaaltinimo ku wada noolaadaan, Cumar Xaashi miyaa maanta xuduuda ku sheega Ethiopia iyo Somalia ka abaabulaya dagaal lagu qabsado G/ Hiiraan waxaan is weeydiiyay Cumar Xaashi maxuu dhaamaa Maquuste xaqiiqdii waxba balse waxaa ka sii liita Cumar Xaashi oo og in Maquuste huwantii uu watay iyo xulufadiisa 50.000 gaarayay ee Ethiopia in dalka laga xoreeyay maalin cad,waxaa eey suáasha tahay haddiiba Ethiopia dalka lagu soo celinayo maxaa loola diriray ?????  
 
Somalida waxaa eey dhahdaa Macal cune muuqan doonee dowladii hamiga loo qabay waxaa bar-bar-xaaraan ka dhigay markii eey u carareen Ethiopia soona kaxeeysteen ayaga oo hadafkoodu yahay in eey baro kiciyaan, gumaadaan caruurta, haweenka iyo dhalin yaharada g/hiiraan iyo guud ahaan dalka oo dhan,waxaa la dhahaa inta aanad falin ka fiirso oo aan ugu jeedo dowladii-islaamka aheed waxaa hoos u dhacaday rajadii iyo sumcadii iyo hamigii dowladnimo ee loo qabay markii Ethiopia eey ka dhex muuqatay seexada siyaasada somalia, shacabkii dalka joogay iyo qurba jooga somalia waxaa eey niyada gashadeen haddii Ethiopia dalka laga xoreeyo dadka somalia waa ka baxayaa dhibka dowlada islaam ah oo nabada iyo wada noolaanshaha ka shaqeeysa ayaa la heliyaa, balse arinkaas waxaa waxba kama jiraan ka dhigtay markii dowladii islaamka aheeyd eey garan weeydo maslaxada siyaasda dhaqan iyo dhaqaale ee ku wajahan cadowlaga Ethiopia in eey ku jaan gooymweeysay siyaasadeeda islaanimo ee ku wajahan mida Ethiopia.
 
 
 
Dr.Ali.A.Hirabe                                            Hirabe_a@hotmail.com


Somaliweyn Media Center “SMC”

 
Arabic News
Today's News 24-Mar-2009

شيخ شريف ينفي طلب قوات إفريقية إضافية من السودان
(Read more) 24-Mar- 2009

السفن الحربية الروسية تتوجه الى خليج عدن فى اواخر مارس
(Read more) 24-Mar- 2009

Today's News 22-Mar-2009

المحاكم الإسلامية تكتشف مقابر جماعية في مدينة مقديشوا
(Read more) 22-Mar- 2009

الإرياني:هناك قوى لها مآرب سياسية من القرصنة والحشد العسكري قد يولد قرصنة تهدد العالم
(Read more) 22-Mar- 2009

الأبرش يبحث ووفد صومالي سبل تطوير العلاقات البرلمانية
(Read more) 22-Mar- 2009

القراصنة الصوماليون يطلقون سراح سفينة هندية
(Read more) 22-Mar- 2009

Today's News 19-Mar-2009

ابن لادن يحث الصوماليين علي الإطاحة بالرئيس الجديد
(Read more) 19-Mar- 2009

 افتتاح مركز تسجيل اللاجئين الصومال
(Read more) 19-Mar- 2009

Today's News 17-Mar-2009

وفاة 72 شخصا معظمهم من الاطفال بسبب اسهال حاد في الصومال
(Read more) 17-Mar- 2009

الأمم المتحدة ترحب بالإفراج عن موظفيها الذين اختطفوا في الصومال وتؤكد مواصلة عملياتها هناك
(Read more) 17-Mar- 2009

أعلن السفير الأثيوبي في موسكو أن سلطات أثيوبيا تواصل تقديم المساعدة لحكومة الصومال الانتقالية
(Read more) 17-Mar- 2009

مجموعة الإتصال الدولية تعقد إجتماعا في القاهرة لمكافحة القرصنة
(Read more) 17-Mar- 2009

Today's News 16-Mar-2009

مدينة مقديشو تشهد مظاهرات تندد بحكم المحكمة الدولية ضد الرئيس السوداني 
(Read more) 16-Mar- 2009

Today's News 14-Mar-2009

إصابة عمدة بلدية ودجر بعبوة ناسفة بالقرب من مطار مقديشوا الدولي 
(Read more) 14-Mar- 2009

جماعة أهل السنة تسيطر علي عدة بلدات في إقليم قلقذود بوسط الصومال
(Read more) 14-Mar- 2009

Today's News 12-Mar-2009

البرلمان الصومالي يفتتح أولي جلساته في مقره الجديد بمقديشوا 
(Read more) 12-Mar- 2009

البرلمان الصومالي يفتتح أولي جلساته في مقره الجديد
(Read more) 12-Mar- 2009

مخاوف من تجنيد أمريكيين صوماليين لتنفيذ هجمات إرهابية
(Read more) 12-Mar- 2009

الاتحاد الإفريقي يمدد بقاء قواته في الصومال
(Read more) 12-Mar- 2009

Today's News 11-Mar-2009

مقتل أربعة أفراد من  الشرطة الصومالية  بإنفجارعبوةناسفة  في مقديشوا صباح اليوم
(Read more) 11-Mar- 2009

مركز الجزيرة ينظم ندوة عن الصومال وملامح المرحلة القادمة
(Read more) 11-Mar- 2009

الناتو يوافق على تشكيل مهمة جديدة لمحاربة القرصنة
(Read more) 11-Mar- 2009

قوات حفظ السلام الافريقية تبقى في الصومال ثلاثة شهور إضافية
(Read more) 11-Mar- 2009

Today's News 10-Mar-2009

رئيس البرلمان شيخ أذن مذوبي ش يتسلم مقر البرلمان الصومالي المؤقت
(Read more) 10-Mar- 2009

الرئيس الصومالي يتوجه إلي أوغندا ضمن  زيارته  الإفريقية
(Read more) 10-Mar- 2009

Today's News 9-Mar-2009

سقوط طائرة عسكرية متجهة إلي الصومال في مدينة كمبالا مخلفتا عشرة قتلي
(Read more) 9-Mar- 2009

رئيس الجمهورية الصومالي   يلتقي مع نظيره الكيني في مدينة نيروبي في جولته  لعدة دول إفريقية
(Read more) 9-Mar- 2009

ليبيا: بيرلسكونى يدعو القذافى لحضور القمة المقبلة للدول الثماني الصناعية الكبرى.
(Read more) 9-Mar- 2009

الأمن الشخصي تغلب على الأمن القومي فأهملنا الصومال وتناسينا مخاطر القراصنة على قناة السويس.
(Read more) 9-Mar- 2009

ماهو سر ودوافع  إهتمام جريدة الشرق الأوسط بالقضية الصومالية في ظل إهمال وسائل الإعلام هذا الشأن :
(Read more) 9-Mar- 2009

English News
Today's News 24-Mar-2009
Somalia: Uganda deploys more peacekeepers in volatile Somalia (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: Al-Shabab bans Khat and cars with opaque glasses in Baidoa  (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: 10 died in a lorry accident 14 others wounded in central Somalia (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: Bula-Hawo district authority sends warning signal to Kenya (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: Foreign Minister Omaar notes deployment of foreign troops (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: Hizbul-Islam remarks upon the defect members (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: Somali owned 5 star hotel turned to ashes (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia not seeking Sudanese peacekeepers - president (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: AU Hails Somalia Milestone; Donor Conference Planned (Read more) 24-Mar- 2009

Today's News 23-Mar-2009
Somalia: Prominent Somali cleric detained in Puntland Tension High (Read more) 23-Mar- 2009

Hijab debate lifts veil on limits of Norway's tolerance (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: 18 students died in a road accident in Kenya 9 (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: Hisbul-Islam endorse the efforts of the clerics (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: Islamic Courts Union takes control of Shibis district (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: A Somali girl kidnapped by Somalis in Mogadishu (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: Sudanese president calls for support for new Somali gov't (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: Japan says pirates fire on ship off Somalia (Read more) 23-Mar- 2009

Today's News 22-Mar-2009
The skeletons of 5 people found in Mogadishu (Read more) 22-Mar- 2009

No deployment of Extra Troops Information Minister (Read more) 22-Mar- 2009

Statement by the UN Special Representative for Somalia Mr Ahmedou Ould-Abdallah  (Read more) 22-Mar- 2009

Somalia: “No single government soldier surrendered” governor (Read more) 22-Mar- 2009

Somalia: “Demanding for extra troops would jeopardize stability” Elder Diriye (Read more) 22-Mar- 2009

Somalia: Insecurity at Bulahubey a section of Wadjir district (Read more) 22-Mar- 2009

Somali: pirates free hijacked ship with 16 Indians (Read more) 22-Mar- 2009

Somalia: open meeting on Somalia (Read more) 22-Mar- 2009

Today's News 21-Mar-2009
Somali FM Says Peace and Security New Government's Top Priority (Read more) 21-Mar- 2009

Ecoterra – Somali Marine & Coastal Monitor - Part VI. The Latest Piracy News from Somalia, Kenya (Read more) 21-Mar- 2009

Today's News 19-Mar-2009
Somalia: World Food Program contractor gunned down in Mogadishu (Read more) 19-Mar- 2009

Somalia: UN debates bolstering African Union peacekeeping (Read more) 19-Mar- 2009

Somalia: UN chief says defeating piracy requires restoration of law in Somalia (Read more) 19-Mar- 2009

Today's News 18-Mar-2009
Somalia: Al-Shabab commander says 16 killed in daybreak battle (Read more) 18-Mar- 2009  

Somalia: Ferocious battle at Rabdhure district in Bakool region (Read more) 18-Mar- 2009  

Somalia: AU Peacekeepers wounded in twin blasts (Read more) 18-Mar- 2009

Somalia: ETN TV director is not arrested for his journalism line of work (Read more) 18-Mar- 2009

Swedish citizen senior leader of Somali terror alliance (Read more) 18-Mar- 2009

Today's News 17-Mar-2009
Somali Olympics committee to elect a new leadership this week (Read more) 17-Mar- 2009

Somalia: MPs condemned fighting at Galgadud region in central Somalia (Read more) 17-Mar- 2009

Somalia: 15 people died starvation in lower Shabelle region (Read more) 17-Mar- 2009

Somalia: Justice Minster meets with the administration of central jail (Read more) 17-Mar- 2009

Somalia: Former Somali officer surrenders to Al-Shabab (Read more) 17-Mar- 2009

Somalia: 4 kidnapped UN personnel released (Read more) 17-Mar- 2009

Abducted UN staff in Somalia released safely (Read more) 17-Mar- 2009

Today's News 16-Mar-2009
Statement from the United Nations in Somalia on abduction of UN staff in South Central Somalia (Read more) 16-Mar- 2009

Local teens look up to Somali hip-hop artist (Read more) 16-Mar- 2009

FSAU : Release of NEW monthly Climate Data Update (Read more) 16-Mar- 2009

Demonstration against the warrant arrest of Al-Bashir in Mogadishu (Read more) 16-Mar- 2009

Somalia: 4 UN officers kidnapped in at Wajid district in Bakool region (Read more) 16-Mar- 2009

 

Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia

Google
 
Web You Domainame
Somaliweyn Media Center (SMC)