| 
" Huteel Xamdi waa Huteel caalami ah oo ku yaala darafka galbeed ee Magaalada Hargeysa, Huteelkan oo casri oo ka kooban qolalka Hurdada, Cuntada, nasashada, Supermarket caalami ah , huteel cunto oo heer sare ah, iyo barxad weyn oo baabuurta la dhigto, iyo walibakaalintii shidaalka oo hab casri ah u dhisan oo wax kasta aad ka helayso, oo ay joogaan shaqaale si heer sare ah lo tababaray. |


Waxaa Huteel xamdi aad ka helaya adeega koowaad "first class service" waxaana aad ku qaadan doontaa hoteelka Nasho iyo degaansho raaxo ah oo aanad waligaa hilmaami doonin.







Maamulka Hamda Hotel waxaa lagala xidhiidhi karaa
Taleefanadan oo kala ah : 002522 5215052,
ama 2522 524591
ama Mob; 2522 421265
|