
Bushaaro Bushaaro Bushaaro

Imperial Hotel Hargeysa
Ugu soo hagaag adeeg sare iyo soo dhawayn wacan.
Waah Waah Waah
Waxa dhamaan dadka safarka u imanaaya magaalada Hargeysa la ogaysiinayaa in Hote Imperial oo ku yaala xaafada shacabka ee magaalada Hargeysa. uu ku laban laabay adeegii uu hore kuugu qaban jiray. waxana uu mudada xagaaga (Summer Time) kuu balan qaadayaa in aad ka heli doonto adeegyo kale oo dheeri ah kuwaasi oo loogu talo galay dadka fasaxa u imanaaya magaalada Hargeysa.
Waxyaabha aad ugu soo hagaagi karto Hotel Imperial waxa ka mid ah
1 Hurdada (Sleep Section)
2 Cuntada (Restaurant Section)
3 Cosmatics
4 Pharmacy
5 Internet High Speed
6 Holalka aroosyada/xafladaha/martida iyo meharada
Waxa intaasi kuu dheer in Hotel Imperial Leeyahay Beer raaxo badan oo ay ku yaalaan dhir iyo ubaxyo kala jaada oo ay indhahaagu jeclaysan doonaan. waxa kale oo Hotel Imperial ku leeyahay adiga oo jooga ayaad iska soo diwaan gelin kartaa dibeda kana soo dalban kartaa wixii aad rabto
Maamulka Hotel Imperial ee magaalada Hargeysa waxa uu ku leeyahay ku soo dhawoow gacmo furan iyo adeeg heer sare ah. wixii macluumaad ah kala xidhiidh cinwaanadan hoos ku qoran;
Tel. 002522-4429410 Mobile
Tel. 002522-515000 OR 520524 Landlines
E-mail imperial1-1@hotmail.com
ama soo booqo bogga webka oo ah
www.imperialhotelhargeisa.net







|