Bogga Xayeysiinta

Maansuur General Trading Company

Shirkada Maansuur genaral compayn waa shirkada ganacsi oo alaabta ka keenta meelo kala duwan oo Calaamka geesihiisa ah sida shirkada maansuur waxaa ay ka howl gashaa gobolada somalia oo dhan sida gobolada waqooyi kuwa koonfureed gobolada dhexe iyo waliba puntland shirkada saldhigeeda weyn waxaa uu kuyaala wadanka isug taga imaraadka carabta halkaasi oo ay xafiisyo ku ledahay shirkadu waxaa ay inta badan alaabta ka keenta bariga fog ee asia indunisa maleysia india iyo waliba meelo kale oo intaasi dheer

Shirkadu waxaa ay kusiinasaa fursado muhiim ah waxaana ay ku balanqaadasa dalabaadka aad rabto noockasta oo uu yahay inay ku keenaso sida ku alaabta oo ku teendhareysan nooc kasta oo ay taha

wax yaabaha ay keento shirkaduna waxaa kamid ah  baaburta yar yar iyo waweyn raashinka bagaashka noockasta oo u yahay sharaabka shidaalka dharka bundaadka ah iyo waliba waxkasta oo aad rabto oo lagugu keenayo muddo yar oo aad u bogto  

Alaabaha ay keento shirkadu iyo noocayadooda iyo waliba dalabaadka aad rabto waxaad kala xiriiraysa maamulka shirkada maansuur iyo  waliba xafiiska ku yaala wadanka isutag imaraadka carabta










wiixii faah faahin intaasi dheer kala xirir maamulka shirkada Maxamed Macalin Xassan

telefoonada shirkada

00 9718455404

00 2525795068 Telefoonada xafiisyada

00 2525795071 Maamulada shirkada somalia

00 2525825980

00 2525827041

Hadaba Hamoogaan Shirkada Maansuur Hana u daymo la'aan Dalabkaad Rabto
Boosaaso Soomaaliya