Unisel
 

    Unisel University And Kasturi College Malaysia

Jaamacada Caanka ah ee UNISEl oo ku taal wadanka Maleysiya waxay dhawaan xafiisyo ka furatay deegaanada Puntland, waxaana si fudud ku heli kartaa warbixino iyo macluumad fara badan oo ku saabsan waxbarashada Jaamacada UNISEL.

Adigoo kala xulanaya maadada aad doonto ayaad waxaa Jaamacada UNISEL lagu bartaa Medicine, Medicine Laboratory, Engineering, Civil Engineering, Mechanical Engineering, Accounting, Computer Science, Information Technology, Mobile Technology, Business Management, Architecture, Faculty Education,

UNISEL  Waxa Masuul uga ah  Somalia  Shirkada  High Enrloment Center Somalia Faah faahinta sanadka hore ee ardeygu ku jiro Collegeka  Barashada luuqadaha'

.inta uusan ardeygu u gudbin jamacada oo uu ku college ku jiro luuqadaha ah waxaa uu helayaa melihii cafimaadka dabaasha sport super marked qiimaha sanadka hore ee collegeka $1750 Marka  ardeygu jaamacada u gudbaayo lacagta dibosidka ah waa  $500

korontada biyaha Biyaha guriga uu dagan yahay waxaa laga rabaa inuu bixiyo        $147

Inta ardeygu uu ku jiro jaamacada oo uu wax barashada ka dhamaysanaayo   lacagta dowladu qaadaneyso oo larabo inuu bixiyo ardeygu waxaa ay dhan tahay qiimaheedu $755

Qiimaha Jaamacada Sanadka Hore  Waa $1750 Sanadka hore ee uu luuqadaha Baranaayo Mahee inta kale waxaa loo ogol yahay ardeygu inuu lacagta jamacada Bil Bil u bixiyo oo bilkasta bixiyo lacagta jamacada oo ah $200

Waxay Jaamacadu ledahay oo intaasi dheer Meelihii

Meelihii Hurdada Jiifka Sportiga Caafimaadka Super market

Dhamaan sharuuradahaas iyo qaabka lacag bixinta, qiimaha waxbarashada iyo macluumad kaleba waxaad kala xriiri kartaa shirkada  wakiilka u ah  Jaamacada High Enrloment Center Somali oo  uu masuul ka yahay Xuseen Axmed Barre oo ah Xiiriri yahay Jamacada iyo Unisel iyo somalia  ama Xafiiska oo ku yaal wadada Airprtiga magaalada Boosaaso ama ka soo horjeeda xarunta WAWA.

Hadii kale si fudud u wac telefoonada #2525-704232,#2525- 729441, # 2525-721165,# 2525-736349, ama Land Line-ka xafiiska# 2525-824578. qardho'002525737259'galkacyo 002525750070'Ceerigaabo 002525792929'Garoowe 002525847275

                  Kasturi College Malaysia isna meesha kama maqna

Sido isla xafiiska shirkada High Enrloment Center Somalia Waxaa uu Wakiil u yahay Kasturi College oo Aan jaamacada ka dhicin

 Qiimaha kasturi sanadka hore waxaa looga bahan yahay ardeyga lacag dhan $1750 iyo lacagta jiifa Afarta bilood oo hore $230 wixii ka danbeyey Bisha 01/06/07 waxaa masuul ka ah Kasturi College shirkada High Enrlomenta Center somalia Kasturi College Melaha uu xafiis yada ku leyahay Hargeysa Burco Ceerigabo Lascaano Garoowe Boosaaso qardho Galkacyo Baydhabo Muqdish iyo Inta kale oo hada lagaarsiin doono xafiiskayada waxaana xafiisyadaasi oo dhan lagala xiririyaa shirkada High Enrloment Center Somalia

Kasturi college waxaa uu ku yalaala wadanka Malaysia waxaana uu leyahay wax barasho tayo leh oo ku raali galineysa iyo waliba qiima macquul adigoo ku tagaaya sido kale Xafiiska Shirkada High Enrloment Center Somalia oo wakiil u ah Kasturi College waxaad ka helaysaa marka walba oo aad timaado fiisooyinkii oo laguugu diyaariye halkaas xilkasta oo aad u baahado waxaana in ka yar Afar iyo laabtan saac gudahooda lagula xiirisiinayaa Kasturi College oo iminka shirkada High Enrloment Center somalia ay ku xirtey Jaamacada wadanka Uk oo looyaqaano OXford University Sido kale waxaa toos lagugu xirayaa adigoo jooga xafiiskaaga gurigaa waxbarasho Online ah oo aad ku baraneyso gurigaaga taasi oo ay ku barayaan macalimiin khibrad dheeri ah u leh Casharada ay bixinayaan.

Xafiisyada Shirkada High Enrloment Center Somalia Boosaaso qardho Garoowe galkacyo laascaano Ceerigaabo iyo gobolada somalia oo dhan intoo badan xafiisyada # 2525-824578.qardho'002525737259'galkacyo 002525750070'Ceerigaabo 002525792929'Garoowe 002525847275